HomeWarkiiC/raxman C/shukuur soo bandhigay sawir kala cadeynaya sida Dowladu doorashada u rabto...

C/raxman C/shukuur soo bandhigay sawir kala cadeynaya sida Dowladu doorashada u rabto iyo sida mucaaaradku rabo.

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur Warsame ayaa bartiisa Facebook soo geliyay sawir uu ku cabirayo aragtidiisa siyaasadeed tasoo uu iskugu bar bar dhigayo doorashada ay rabaan iyo mida Dowladu rabto waa sida uu u dhigay.

Sawirka oo is bar bar dhig cml loo diyaariyaya ayaa muujinaya eedeymihii maalmihii ugu dambeeyay siyaasiyiintu u jeedinayee Dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Xassan.

Eeda Mucaaradka ayaa ah in Xasan Sheekh uu diiwaan gelinta kaararka doorashooyinka uu xoog iyo qorey caaradiisa shacabka ugu qasbayo inay qaataan kaararka waana sida lagu muujiyay sawirka uu soo bandhigay Siyaasi C/raxmaan C/hukuur oo mucaaradka ka tirsan.

May be an image of 4 people, slow loris and text that says "DOONAYO DIİDDANYIHIIN 1. In la helo dastuur, sharci iyo xeer la isku raacsan yahy 00 doorashada marjic u ah. 1. Doorasho hal nin degsady, dastuurkeeda, sharcigeda iyo xeerkeeda. 2. Waa in maamulka doorashada ay gacanta ku hayaan hawlwadeeno madaxbannaan 0o dhexdhexaad ah. TELECTIONS IONS TELECT 3. Waa in uu jiraa garsoor madaxbannan 00 qaadi kara garta khilaafka doorashada. 2. Guddiga maamulaya iyo garsoorkeedana isagu magacaabo. 3 Agabka Iyo qalabka codbixinta gacanta kaligii ugu jiro. 4. Waa in agabka iyo qalabka la adeegsanayo uu yahay mid aan la iska maamulan karin. 4. Dadwaynaha lagu gasabavo 00 gori lala"

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -