HomeWarkiiCali Guud-laawe oo booqday ciidamo isku diyaariyay inay Alshabaab weeraraan+SAWIRRO

Cali Guud-laawe oo booqday ciidamo isku diyaariyay inay Alshabaab weeraraan+SAWIRRO

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo sii wado isku-xirka gulufka mideysan ee ka dhanka ah Khawaarijta ayaa shalay tagay degmada Raagge-Ceelle halkaas oo ka socdo abaabulkii ugu dambeeyay.
Guddoomiyaha degmada ayaa kusoo dhaweeyay, waxana uu kulan la yeeshay saraakiisha deegaan-ka iyo kuwa ciidamada qalabka sida.
“Intaan diyaargaroow waa noogu filan tahay, kulanka kan xiga waa inaan ku qabanaa degmada Ceel-Baraf.”
Gulufka mideysan ee ka dhanka ah dabar-goynta Khawaarijta ayaa garbo siman uga bilaaban doono Hirshabeelle.
DHAMMAAD
Wixii faah-faahin ah kala xiriir
Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Madaxtooyadda
Mohamed Shurie NurMay be an image of 9 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 2 peopleMay be an image of 10 people and treeMay be an image of 4 peopleMay be an image of 1 person and beardMay be an image of 10 peopleMay be an image of 2 peopleMay be an image of 9 people and rhinocerosMay be an image of 7 people and rhinocerosMay be an image of 6 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -