U qeybsanaha Madaxweynaha arimaha ciidamada Macawisleyda Cali Jeyte Cusmaan oo meel fagaare ah kula hadlayay shacabka u dhashay beesha Abgaal ayaa ku dhiiri geliyay dagaalka lagula jiro Alshabaab .
Cali Jeyte wuxuu u sheegay dhalinyarada Beesha Abgaal ineysan uis qabaneyn sida ay u dhaqmayaan isaga faraxsan yihiin iyo waxa runta ah ee ka jira deegaano badan oo reerkaasi dego inay Alshabaab tacadiyo ka geystaan.
“Abgaloow Alshabaab Kaba-kudukade Gandhihiina midba mar ha idinka wato adinkuna Geeliina iska cuna “ayuu ku canaantay Cali Jeyte isagoo doonaya inuu kacsho dhalinyarada macawisleyda Beesha Abgaal.
Hadaba halaan ka daawo muuqaalka warka Cali Jeyte: