HomeCiyaarahaCarlo Ancelotti: Barcelona haddii aan ka badino La liga wuxuu…

Carlo Ancelotti: Barcelona haddii aan ka badino La liga wuxuu…

XIGASHO LAACIB.NET

Tababaraha Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa bannaanka keenay filashadiisa ka hor kulanka ay la ciyaarayaan Barcelona wareega 35aad ee La Liga.

“Tani waxay noqon doontaa kulan aad muhiim u ah. Go’aan kama dambeys ah, ama ku dhowaad. Haddii aan badino, tallaabo weyn ayaan hore u qaadaynaa, laakiin La Liga weli gacanta ayuu ugu jiraa Barcelona. Waan dagaallami doonnaa.

“Final-kii Seville wuxuu ahaa mid aad u tartan badan. Looma baahna in wax cusub la ikhtiraaco. Waa in aan si dhab ah u wajahnaa, anaguna kalsooni buuxda ayaan ku soconnaa,” ayuu yiri Ancelotti.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -