HomeCiyaarahaCarlo Ancelotti oo si rasmi ah loogu magacaabay Tababaraha Xulka Brazil

Carlo Ancelotti oo si rasmi ah loogu magacaabay Tababaraha Xulka Brazil

Macalinkii hore ee Kooxda Real-Madrid Carlo Ancelotti ayaa si rasmi ah ugu wareegay inuu macalin u noqdo Xulka Qaranka kubada cagta Dalka Brazil ee qaarada Ameerika.
Xiriirka Kubbadda cagta dalka Brazil ayaa shaaciyay inay tababaraha cusub ee xulka dalkooda u dhiibeen Carlo Ancelotti.
Xiriirka kubada Cagta Brazil wuxuu intaasi ku daray in macalin Carlo Anceloti shaqadiisa cusub uu bilaabi doonaa 1-da June oo maalmo ay nooga harsan tahay hadii Rabi idmo.
Heshiiska Brazil iyo Carlo Anceloti ayaa yimid kadib  markii Real ay shaacisay in tabaabraha kooxdaasi loo magacaabay Xavi Alonso.
XAFIISKA WARARKA CIYAARAHA
DAYNIILE.COM🚨 𝐇𝐄𝐑𝐄 𝐖𝐄 𝐆𝐎! Carlo Ancelotti will be new Brazil head coach, plan  confirmed 💛💚✍🏻 The staff has been decided, documents in place and exit  from Real Madrid will follow with special
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -