AF-MADOW (DAYNIILE.COM)-Dagaalame ka tirsan kooxda Alshabab ayaa la soo sheegayaa inuu isku soo dhiibay ciidamada Maamulka Jubaland gaar ahaana kuwa Degmada Afmadoow .
Alshabaab-kaan oo magaciisa lagu sheegay Subeyr Mustafe (Salmaan) ayaa laga wareystay noloshii uu ku jirey intii uu kooxdaasi ka mid ahaa,wuxuu ka sheekeeyay dhibaatooyinkii uu kala kulmay dhanka Alshabaab waqtiyadii uu ka tirsanaa.
 Sanadahaan danbe waxaa aad u soo badanaya Alshabaab ku qanci waayay nolosha ay ku jiraan islamarkaana isku soo dhiibaya Dowlada Somalia iyo Maamul Goboleedyada qaarkood.
Haddaba halkaan ka daawo muuqaalka warbixinta dagaalamahaani ka tirsan kooxda Alshabaab:-