HomeWarkiiDAAWO : Dhaga-hadalka siyaasadeed ee Maxamed Xusen Rooble uu u hoos qariyay...

DAAWO : Dhaga-hadalka siyaasadeed ee Maxamed Xusen Rooble uu u hoos qariyay RW Xamsa 

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Ra’iisulwasaarihii hore ee Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay mar uu ka hadlayay isu imaadkii mucaaradka ayaa ka sheekeeyay sheeko hore u dhexmartay isaga iyo Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed C/laahi Farmaajo iyo waliba C/raxmaan C/shukuur Warsame.
Sheekada oo ah mid qosol badan ayuu Maxamed Xuseen Rooble wuxuu ku soo hadal qaaday in xiligii Farmaajo isaguna ra’iisulwasaaraha ahaa inuu ka maqlay Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur in Dowladu weerareyso Maamulka Jubaland kadibna uu arinkaasi wax ka weydiiyay Farmajo islamarkaana uu yiri waa run waa la weerarayaa,intaasi kadibna uu isagu ka hor yimid oo uu diiday.
Qisada oo si ugu yara eg in Xamsa uu ku dhaga hadlaayay oo waliba la mino noqoneysa adoo u dhashay jubaland maxaad weerarkii Dowladu ku qaaday u baajin weysay.
Hadaba hakan ka daawo muuqaalka   :-
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -