Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa si uu u difaaco Maamulka Jubaland wuxuu weerar afka ah ku qaaday xisbioga cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Team-kiisa.
“Golaha soo saaray in Jubaland la bur-buriyo miyaa wadajir umadeed ka shaqeenaya, yaanan been la isku maaweelinin” ayuu yiri Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Dani.
Faah-faahinta warkaan halkaan ka daawo muuqaal aan ka soo qaadanay jubaland media:-