HomeWarkiiDAAWO: Xarumihii Dowlada Baladweyne oo gacanta Dowlada laga saaray

DAAWO: Xarumihii Dowlada Baladweyne oo gacanta Dowlada laga saaray

Kooxo mucaarad ku ah magaca Hirshabelle iyo Dowlada ayaa qabsaday dhamaan xarumihii Dowlada Somalia ee uMagaalada Baladweyne.

Kooxdaan oo aaminsan in reer Hiiraan yeeshaan maamul u gaar ah ayaa waxaa hogaaminaya Gudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cabdifataax Xasan Afrax.

“Howlgal aad horyey iguna garab taaganyihiin reer Hiiraan ayaan kula  yĺwareegnay xarumaha Maamulka Baladweyne,Qalad aan galay buu ahaa 7òsaxiixeygi Hirshabeelle Reer Hiiraanow ka raalli ahaada”ayuu yiriGudoomiyihii hore ee gobolka Hiiraan Cabdifataax Xasan Afrax.

MUUQAALKA WAXAAN KA SOO XIGANAY UKIVERSAL TV

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -