HomeWarkiiDAAWO: Xildhibaan arin halis ah ka sheegay qalabka doorashada ee Dowladu keensatay.

DAAWO: Xildhibaan arin halis ah ka sheegay qalabka doorashada ee Dowladu keensatay.

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaan Cab-dow oo ka tirsan Baarlamaanka Somalia ayaa si gaar ah uga hadlay qalabka doorashada ee Dowlada Somalia ay keentay Muqdisho.

Xildhibaankaan wuxuu ka dhawaajiyay arin halis ah oo aan lagu baraarugsaneyn hadii ay run tahay xogta uu soo bandhigay taasok uu ka sheegay qalabka doorashada ee Dowladu keensatay.

Xildhibaanku wuxuu xusay in qalabkaan uu ku jiro kumbuyuutar ku borogaraamsan softwar magaca Madaxweyne  Xasam Sheekh ,sidaas daraadeed muwaadinka codeynta ka qeybqaadanaya haduu xitaa cid kale doorto kumbuyuutarku wuxuu soo qoraayaa Xasan sheekh.

“Hadaad doorato C/raxmaan C/shukuur wuxuu kumbuyuutarku soo qorayaa Xasan Sheekh hadaba waa sheegnay”ayuu yiri Xildhibaan Cabdow.

Hadaba halkaan ka daawo muuqaalka xildhibaankaan

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -