whitebackground600
HomeWarkiiDagaal Beeleed ka dhacay Mandera oo sababay dhimasho badan.

Dagaal Beeleed ka dhacay Mandera oo sababay dhimasho badan.

ANDERA (DAYNIILE.COM)-laba Maleeshiyo Beeleed ayaa la soo sheegayaa inay maanta ku dagaalameen deegaano hoos taga ismaamulka Madera.

Inta la ogyahay dagaalka waxaa ku dhintay 6 ruux oo labada beelood iska dileen waxaana dagaalku si gaar ah uga dhacay ismamalka degmada baanisa oo hoos taga Mandera.

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlada Kenya ayaa gaaray goobta kuwasoo la soo sheegayo inay isku dayayaan inay kala dhex galaan beelaha is leynaya.

Warar ku dhaw dhaw aaga dagaalka ayaa sidoo kale sheegaya in dagaal beeleedkaani oo odayaasha dhaqanku marar badan isku dayeen inay ka hor tagaan uu ugu dambeyn qarxay islamarkaana hada laga casi qabo inay mar kale dagaalamaan xili ciidamo ay goobta gaareen.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -