HomeWarkiiMadaxweyne Xassan oo ka qeybgalay janaazada AUN Ugaas C/laahi Ugaas Faarax+SAWIRRO

Madaxweyne Xassan oo ka qeybgalay janaazada AUN Ugaas C/laahi Ugaas Faarax+SAWIRRO

Muqdisho May 9, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa salaadda Janaazadda ku tukaday AUN Marxuum Ugaas Cabdullaahi Ugaas Faarax.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa salaadda janaasada kaddib tacsi gaar ah la wadaagay qoyska iyo qaraabada iyo umadda Soomaaliyeed oo uu ka baxay Ugaasku. “Alle ha u naxariistee, Ugaas Cabdullaaho Ugaas Faarax, waxaan Alle uga baryaa in uu hoygiisa ka yeelo jannatul Fardowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo dhammaan qoyska iyo ehelka uu ka baxay marxuumku”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa kala qeybgalay tukashada Salaadda Janaasada Madaxwaynaha Dowlad Goboleeeka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan labada gole ee Dowladda ee Xukuumadda iyo Baarlamaanka.
DHAMMAADMay be an image of 12 people and textMay be an image of 8 peopleMay be an image of 9 peopleMay be an image of 3 people and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of one or more people and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 8 people and daisMay be an image of 3 people and textMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 5 peopleMay be an image of 5 peopleMay be an image of 7 peopleMay be an image of headscarf and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -