HomeCiyaarahaDEG-DEG: Real Madrid oo go’aan ka gaartay mustaqbalka Luka Modric

DEG-DEG: Real Madrid oo go’aan ka gaartay mustaqbalka Luka Modric

XIGASHO LAACIB.NET

Sida uu sheegay Joaquim Maroto oo ka tirsan wargeyska AS, Luka Modric ayaa sii ahaan doona ciyaaryahan ka tirsan Real Madrid xilli ciyaareedka 2025/26.

Si kastaba ha ahaatee, Modric wuxuu ogolaaday inuu dhimo mushaarkiisa si uu u sii joogo kooxda.

Halyeeyga reer Croatia ayaa noqon doona ciyaaryahanka ugu da’da weyn ee abid u ciyaara Real Madrid, maadaama uu weli sii ciyaari doono xilli uu 40 sano kor u dhaafayo.

Inkasta oo uu da’ yahay, Modric waa mid ka mid ah ciyaartoyda Real Madrid ee aan wax dhaawac ah qabin xilli ciyaareedka oo dhan.

Sidoo kale, wuxuu ciyaaray 55 kulan – taasoo ah tirada ugu badan ee uu ciyaaro xilli ciyaareed gudaheed inta uu xirfadda ku jiray.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -