HomeWarkiiDegmooyinka Dayniile iyo Dharkeenleey oo beri laga bixinayo kaararka doorashooyinka

Degmooyinka Dayniile iyo Dharkeenleey oo beri laga bixinayo kaararka doorashooyinka

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-War goor dhaw ka soo baxay Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka ayaa lagu shaaciyay in berito oo shaqaalaha Dowlada la asaxay in hadana degmooyinka qaar beri laha bilaabayo qaadashada kaararka doorashooyinka.

Degmooyinka beri laga bilaabayo waxaa ka mid ah Dayniile iyo Dharkeenleey oo gudigu ku wargeliyay shacabka inay beri subax oo khamiisa tagaan xarumaha loo diyaarshay kana qaataan.May be an image of text that says "อออรี Wargelin Muhiim ah 7 ISTPEN Pefcrciea NIEBC GUDDIGA MADAXA-BANNAAN EE DOORASHOOYINKA QARANKA IYO SOOHDIMAHA, Wuxuu Wargelinayaa Dhammaan Shacabka Soomaaliyeed Ee Ku Sugan Caasimadda Muqdisho In Howlaha Is-Diiwaan gelinta Codbixiyaha Ay Si Caadi Ah Uga Socon Doonaan Dhamaan Xarumaha Iyo Goobaha Diiwaan gelinta Berri Oo Khamiis Ah. Maadaama Ay Tahay Maalinta Shaqaalaha Oo Fasax Qaran Ah, Waxaana Si Gaar Ah Ugu Boorrineynaa Shaqaalaha Dowladda Iyo Kuwa Gaarka Loo Leeyahay, Iyo Guud Ahaan Bulshada, In Ay Κα Faa'iideystaan Fursaddan Si y Isugu Diiwaan geliyaan Goobaha U Dhow. Ka qeybqaado Is-Diiwaan gelinta -Codkaagu Waa Codka Isbedelka!"May be a graphic of ‎2 people and ‎text that says "‎DOORASHOOYINLA W P 7 พ ん。 SEPENDENT NIEBC MUWAADIN, บ DIYAAR-GAROW IS-DIIWAAN-GELINTA -GELINTA DEGMADAADA! DAYNIILE oo LAGA BILAABAYO IS-DIWAAN-GELINTA -DIIWAAN COD-BIXIYAHA VOTER CARD مة‎"‎‎May be a doodle of text

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -