HomeWarkiiDHAGEYSO : Cod sir ah oo laga helay Madaxweyne Xassan iyo Gud....

DHAGEYSO : Cod sir ah oo laga helay Madaxweyne Xassan iyo Gud. Aadan Madoobe oo wada hadlaya.

Waxaa baraha bulshada lagu faafiyay cod lagu sheegay sir oo ay is dhaafsaneeyen madaxweyne Xassan iyo Gudoomiye Aadan madoobe xili taleefoon ay ku wada hadlayeen.

Hadalada la oo si sax ah loo fahmi karin waxay u muqaataa inay ka wada hadlayeen arinya shidaal qodista io soosaarista Dowlada Turiga ay ka wado Badda Somalia.

Inkastoo aan cadeyn loo heyn codadkaani inay yihiin kuwo la isu geegeeyay iyo inay yihiin kuwo run ah ayaa hadana kaliya waxaa codkaani laga fahmi ahaa in Madaxweynuhu ku qanacsan yahay %10 faa’iidada shdiaal soo saarka.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -