HomeWarkiiDowlada oo digniin ka soo saartay qataraha xiligaan ka jira Xeebaha Soomaaliya

Dowlada oo digniin ka soo saartay qataraha xiligaan ka jira Xeebaha Soomaaliya

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Wasaaradda Kalluumeysiga Soomaaliya ayaa soo saartay digniin ku saabsan khataraha ka dhasha xiliga ay baddu kacsantahay.

Warkaan wasaarada kaluumeysiga ka soo baxay ayaa ku soo aadaya xili jimcihii doraad ahayd ay Baddu qaaday ilaa 7 caruur ah oo qaarkood meydadkooda la helay kuwa kalana wali badu soo tufin.

Warkaan waxay Dowladu ku sheegtay in xaalada kacsanaanta badda inta lagu jiro inay keeni karto khatar soo wajahda doomanka badda ka kuluumeysta iyadoo la faray inay feejignaadaan ,sidoo kale dadka bada ku sugan ee ku dabaasha ayaa iyagana looga digay badda.

Warsaxaafadeedka digniointa ah ee ka soo baxay Wasaarada Kaluumeysiga Somalia ayaa sidan u qornaa:-

May be an image of ‎text that says "‎BULUUGA XAFIISKA WASHRKA MINISTRY GEVERMENT FISHERIES SOMALIA الغيذراليه ربة جمعو السمكية الثروة وزارة الاءرق والاقتصاد الوزير مكتب Warsaxafadeed Digniin:Xillibadeed Kacsantahay (Jiidmaal) guud doomaha dadka Wasaaradda dhaqaalaha Buluugga Waxay si rasmi dhammaan kalluumeysatada dadweynaha Soomaaliyeed tahay, keeni karta khatar halis gelin sugan badda. xilli badda badbaadada badda kuwaas lagu xilligan kacsanaanta khatarta shilalka badda xilligaan baddu kacsantahay digeynaa Dhammaan doomaha hawlan kalluumaysiga howlaha joogi karin badda (Jiidmaal) maadaama xaaladahaasi sare karaan doomaha kalluumeysatada. Sidoo kale, waxaan sida karaan mowjadaha xooggan Dadweynaha laga fogaado Dhaqdhaqaagyada Xeebaha ku agdhawaanin xeebaha looga hortago halista keeni xaaladaha cimilada an egganayn. DHAMAAD Somalia communications@mfmr.gov.so www.mfbe.gov.so‎"‎

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -