HomeWarkiiDowlada oo qaadaneysa dhalinyaro loo tababaro Layli Sarkaal

Dowlada oo qaadaneysa dhalinyaro loo tababaro Layli Sarkaal

Ogeysiis: Qabashada Arjiyada Codsiga Layli Sarkaaleed ee Kulliyadda Turksom
Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu ogeysiinayaa dhammaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee jecel inay kamid noqdaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, in Kulliyadda Turksom ay qaadaneyso Layli Sarkaal cusub oo kamid noqonaya Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Qabashada Codsiyada
Wiilasha ee sannadka 2025 waxay bilaabaneysaa 12-ka Luuliyo 2025, waxeeyna ku egtahay 24-ka Luuliyo 2025.
Qabashada arjiyada Gabdhaha waxeey bilaabaneysaa 26-ka Luuliyo 2025, waxeeyna ku egtahay 29-ka Luuliyo 2025.
Shuruudaha Codsadayaasha
Waa inuu yahay muwaadin ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Waa inuu haysto shahaadada Dugsiga Sare (asalka ah) ama mid si rasmi ah loo ansixiyay oo kasoo baxday Wasaaradda Waxbarashada.
Da’du waa inay u dhaxaysaa 18 ilaa 22 sano (ku dhashay inta u dhaxeysa 2003 ilaa 2007).
Haddii uu dhammeeyay Dugsiga Sare sanadkan:
Waa inuu keenaa warqad caddeyneysa inuu yahay shahaado suge.
Waa inuu haystaa kaarka imtixaanka dowliga.
Waa inuu soo gudbiyaa aqoonsi dhalasho iyo degaan.
Waa inuusan horay u guursan.
Waa inuusan hore uga mid noqon kooxaha argagixisada.
Waa inuu ka gudbo tijaabooyinka soo socda:
Tusmada 1aad: Dhererka, miisaanka, iyo jir-dhiska
Tusmada 2aad: Awoodda isboortiga
Tusmada 3aad: Imtixaanka qoraalka iyo su’aalaha tirada leh
Fiiro Gaar ah
Ardayda jaamacadda dhigata waa inay keensadaan shahaadada Dugsiga Sare (asalka ah).
Ardaygu waa inuu yimaadaa Kulliyadda Turksom isagoo wata dhar iyo kabo isboorti maalinta imtixaanka.May be an image of text that says "GORGOR HAGAHA ARJIQABASHADA KULLIYADDA LAYLI SARAAKIIL EE SOOMAALIYA Taariikhda Arji Qabashada Ragga: 12ka Luulyo-24ta Luulyo 2025 Taariikhda Arji Quabashada Dumarka: 26da Luulyo-29ka Luulyo 2025 Meesha Lagala Xiriirayo Googta Arji ababarka TURKSOM Wadada Jeziira/ Muqdisho Telefonka Land-Line 629111/626644 SOMALI JOINT MILITARY ACADEMY APPLICATION GUIDE Application Date For Man 12rdJuly- 24rdJuly 2025 Application Date For Woman: 26rdJuly Contact Information Address: TURKSOM Training Center/Jazeera Road- Mogadishu Telephone Land- Line: 629111/626644 29rdJuly 2025 II II"May be an image of textMay be an image of floor plan, blueprint and textMay be an image of floor plan, blueprint and text that says "TUSMADA IMTIXAANKA ISBOORTIGA Jimicsiga caloosha daqiiqo) Dhibcaha Tirada DHIBCAHA EE DUMARKA Bush ab (1min) Dhibcaha 2 Mitir Do orod ah 2 3 Dhibcaha Waqtiga 134 133 132 15-16 17-18 19-20 21-22 130 129 128 126 12 13 23 125 124 123 25 16 33 34 35 36 120 119 19 20 38 117 116 115 40 36 38 40 42 25 110 48 50 Tusmada 2aad PDF All PDF Reader"May be an illustration of floor plan, blueprint and text that says "3. 3. Tusmada Imtixaanka qoraalka Maadoayinka Xisaab Fiizik Tirada Su'aalaha 15 Kimistiri 8 Taariikh Aqoonta guud 10 10 Tusmada 3aad 3 Examination Contents Table Topic Mathematic Amount Physics Questions 15 Chemistry Che 8 History 7 / General knowledge 10 10 Table 3 PDF All PDF Reader"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -