HomeWarkiiDowlada oo war ka soo saartay qaraxii saaka dadka badani ku dhinteen

Dowlada oo war ka soo saartay qaraxii saaka dadka badani ku dhinteen

WARSAXAAFADEED
Mogadishu, 18, May, 2025: Saakay abaare 09:20am waxaa afaafka hore ee xerada Ciidanka ee Damaayo ka dhacay qarax uu fuliyay qof nafti halige ah, Ciidanku waxa ay ka hortageen in dhagar qabuhu gaaro yoolkiisa ahaa in uu khasaaro xooggan gaarsiiyo shacabka.
Hay’adaha Amniga waxa ay ku howlan yihiin xaqiijinta Khasaaraha, waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqaynaa in ay warbixinta rasmiga ah ka sugaan Hay’adaha Dowladda ee gacanta ku haya.
Faahfaahinta oo dhameystiran waxaan soo gudbin doonnaa goor dhow insha allah.
-DHAMMAAD-May be an image of ‎text that says "‎JAMHUURIYADDA SOOMAALIYA WASAARADDA WARFAAFINTA DHAQANKA DALXIISKA الفدرالية الصوصال جمهورية لاعلام وزارة Somali Federal Republic Ministry Information, Culture lourism WARSAXAAFADEED Mogadishu, 18, May, 2025: Saakay abaare 09:20am waxaa afaafka hore ee xerada Ciidanka ee Damaayo ka dhacay qarax uu fuliyay qof nafti halige ah,, Ciidanka waxa ay ka hortageen in dhagar qabuhu gaaro yoolkiisa ahaa in uu khasaaro xooggan gaarsiiyo shacabka Hay'adaha Amniga waxa ay ka howlan yihiin xaqiijinta Khasaaraha, waxaan dhammaan shacabka Soomaaliyeed ugu in ay warbixinta rasmiga ah ka sugaan Hay'adaha Dowladda ee gacanta ku haya. Faahfaahin dhameystiran goor dhow insha allah. waxaan soo gudbin doonaa -DHAMMAAD- Degmada‎"‎
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -