HomeWarkiiDowlada Pakistan oo xiray garoomada diyaaradaha ugu waa weyn ee dalkaasi

Dowlada Pakistan oo xiray garoomada diyaaradaha ugu waa weyn ee dalkaasi

ISLAMABAD (DAYNIILE.COM)-Wararka ka imaanaya Dalka Pakistan ayaa sheegaya in la xirey dhamaan garoomada diyaaradaha ee ugu waa weyn dalkaasi sida Islama-bad,Lahor iyo Karachi.

Xititaanka oo lagu sheegay mid soconata ilaa caawa fiidkii ayaa sababta lagu shegay cabsi laga qabo in dalalka dariska ah ee India iyo Pakitaan is dhaafsadaan duqeymo dhanka cirka ah.

Talaabadaan ay qaaday Pakistan ayaa ah mid lagu ilaalinayo bad qabka dadka isticmaalaya garoomadaasi xili xiisada dagaal ee India ioyo Pakitan ay wali taagan  tahay.

Sidoo kale talaabadaani waxay ku soo aadeysaa xili Pakistan ay isu diyaarineyso ka jawaabista weerarkii shalay India ku soo qaaday dalkeeda oo 30 ruux qiyaastii ay ku dhinteen kuwaasoo shacab u badan.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -