HomeWarkiiDuqeymihii ugu cuslaa oo Caawa Alshabaab looga dilay saraakiil badan.

Duqeymihii ugu cuslaa oo Caawa Alshabaab looga dilay saraakiil badan.

Waxaa Caawa diqeymihii ugu cuslaa lagu bartilmaameedsaday saldhigyo Alshabaab ku leeyihiin Gobolada shabeelaha hoose iyo Jubooyinka.

Duqeymahaan oo ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee saaxiibada caalamka ayaa lagu laayay saraakiishii ugu badnaa.

Meslaha duqeymuhu ku dhaceen waxaa ka mid ah Degmada Jilib ,Sablaale ,kuntuwaareey iyo goobo kale ,saraakiil sar sare iyo madax hogaamineed ayaa caawa Alshbaab laga dilay.

Degmada Sablaale  ee Gobolka shabeelaha hoose waxaa lagu burburiyay oo dhulka lala simay xaruntii qaraxyada Alshbaab,halkaasoo ciidamo yar ay ku dhinteen balse waxaa baaba’ay qarax.

Sidoo kale duqeynaha waxaa lagu dilay medicine guud ee maaliyada Alshabaab ninkii ugu qaabilsanaa sh.hoose duqeyn ka dhacday deegaanka Haawaay ,sarkaalkaan waxaa lagu magacaabi jire Sheekh Shaakir.

Sidoo kale werarkaani culus oo sida la sheegay Alshabaab si lama filaan ah ku qabaaday waxaa lagu dilay Abuu Yuunis oo ahaa madaxii maaliyada ee Alshabaab.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -