Agaasimihii hore ee Hay’ada Naad sugida iyo sirdoonka qaranka Fahad Yaasiin ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa X si jees jees ah talo siyaasadeed u siiyay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi-Barre.
Talada ayaa ah inuu Gudoomiyaha Xisbiga Nabada iyo Cadaalada uga tanaasulo Madaxweynaha Maamulka Kofur-Galbeed C/casiis Lafta-gareen.
Hadaba halkaan ka akhriso Talada jees jeeska ah ee Fahad Yaasiin :-