Agaasimihii hore ee Hay’ada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka Fahad Yaasiin ayaa s cajiib ah uga hadlay qorshaha Madaxweyne Xasaan ee waqtiga kala guurka ah.
Fahad wuxuu sheegay in Madaxweyne Xassan gabi ahaanba meesha ka saaray shirkii Golaha Wada-tashiga , isagoona ku badalay xisbi balaarin iyo kaligeey baa isla tartamaya
“Madaxweyne Xassan wuxuu la yimid Golaha sare ee Kacaanka iyo kaligeey baa isla tartamaya” ayuu yiri Fahad Yaasiin.
Qoraal uu soo dhigay bartiisa X ayaa sidan u qorneyd:-