HomeWarkiiGacan ku dhiiglihii Maxkamada Bay ay xukuntay oo lagu fuliyay dil...

Gacan ku dhiiglihii Maxkamada Bay ay xukuntay oo lagu fuliyay dil toogasho ah+SAWIRRO

Sida lagu shaaciyay warbaahinta Dowlada Maxkamadda gobolka Baay ayaa maanta fulisay xukun dil toogasho ah oo lagu riday Axmed Cabdullaahi Maxamuud, kaasi oo shalay magaalada Baydhabo ku dilay Abshir Xasan Cabdiraxmaan, oo ahaa wiil dhalinyaro ah.

Dilka marxuum Abshir ayaa ka dhacay xafiis uu ka shaqeynayay oo ku yaalla gudaha magaalada Baydhabo.

Xukunka qisaasta ah ayaa laga fuliyay duleedka magaalada Baydhabo, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, saraakiil ciidan, maamulka degmada Baydhabo iyo dadweyne tiro badan oo ay ka mid ahaayeen ehellada marxuumka la dilay.May be an image of 1 personMay be an image of 8 peopleMay be an image of 1 personMay be an image of 8 peopleMay be an image of 3 people and text that says "NISA MS"May be an image of 7 peopleMay be an image of 5 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -