HomeCiyaarahaGarsoore Cumar Cartan oo caawa dhex-dhexaadiyay CAF Champions League final

Garsoore Cumar Cartan oo caawa dhex-dhexaadiyay CAF Champions League final

Garsoore Cumar Cartan oo ah Garsoore Soomaaliyeed oo heer caalami ah ayaa caawa dhex dhexaadiyay  ciyaartii kama dabayska ahayd ee CAF Champions League final.

Koobka waxaa caawa qaaday oo guushana ay raacday kooxda reer Masar ee Pyramids FC.

Garsoore Cumar Cartan oo kalsoni ka heysta xirirka dunida ee FIFA ayaa sidii looga bartay si karti iyo geesinimo leh u dhex dhexaadiyay labada kooxood ,wuxuuna amaan u jeediyay kulanka kadib taageerada iyo ducada uu joogtada uga helo shacabka Soomaaliyeed ee ciyaaraha xiiseeya.
“shacabkeyga Soomaaliyeed,  taageerayaasheyda aad baan idiin jeclahay runtii si sharaf leh ayaan idiinku mateli doonaa mar kasta ” ayuu yiri Garsoore Cumar Cartan.

May be an image of 13 people, people playing football and text

XAFIISKA WARARKA CIYAARAHA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -