HomeWarkiiGen.Morgan oo Galabta ku geeriyooday Nairobi

Gen.Morgan oo Galabta ku geeriyooday Nairobi

NAIROBI (DAYNIILE.COM)-Alle ha u naxariistee Gen. Maxamed Siciid Xirsi Moorgan  ayaa goor galabta ah ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee xarunta Dalka Kenya halkaasoo oo maalmihii ugu dambeeyay uu ku xanuunsanayay.

Moorgan oo ahaa La-taliyaasha Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Deni ayaa waxaa geeridiisa xaqiijiyay masuuliyiinta puntland qaarkood xili Madaxweynaha Puntland uu ku sugan yahay Nairobi.

Masuuliyiinta Puntland ayaa ehelada qoyskiisa iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay geerida marxuumka oo Dowladii Kacaanka xilal ka soo qabtay Dalka.

Jen Morgan ayaa qeyb ka ahaa dagaalka Calmiskaad ka socda isagoo italo iyo hogaaminba ku lahaa inkastoo uu xiligaan da’ ahaa.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMMay be an image of 1 person

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -