HomeCiyaarahaGuddoomiyaha Guddiga Garsoorayaasha Somalia oo booqday xarunta Xiriirka Kubadda Cagta ee Sweden

Guddoomiyaha Guddiga Garsoorayaasha Somalia oo booqday xarunta Xiriirka Kubadda Cagta ee Sweden

Guddoomiyaha Guddiga Garsoorayaasha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta (SFF), Mudane Wiish Yabarow, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay xarunta Xiriirka Kubadda Cagta ee Sweden.

Intii uu halkaa ku sugnaa, Mudane Wiish waxa uu kulan miro-dhal leh la yeeshay Guddiga Garsoorayaasha ee Sweden, iyadoo uu goob-joog ka ahaa Xoghayaha Guud ee Xiriirka Sweden, Mudane Tobias Tibell.

Booqashadan ayaa ka tarjumeysa dadaalka joogtada ah ee Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta uu ugu jiro horumarinta garsoorayaasha Soomaaliyeed, iyadoo la kaashanayo khibradaha iyo taageerada hay’adaha kale ee kubadda cagta caalamka.

Waa tallaabo muhiim ah oo kor u qaadaysa wada-shaqeynta caalamiga ah iyo dhisidda mustaqbal ifaya oo ku saleysan aqoon iyo wada-tashi.
May be an image of 2 people, suit and text that says "SOMALIA"May be an image of 3 people, people studying, table and newsroomMay be an image of 4 people and eyewear
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -