HomeWarkiiGudi Wasiiro u badan oo bilaabay diyaarinta gogosha Qaran ee uu dhawaan...

Gudi Wasiiro u badan oo bilaabay diyaarinta gogosha Qaran ee uu dhawaan ku baaqay Madaxwayne Xassan+SAWIRRO

Guddi gaar ah oo ka kooban xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada iyo saraakiil kale oo ka tirsan Dawladda Federaalka ah ayaa bilaabay kulamo loogu diyaar garoobayo qabsoomidda gogosha Qaran ee uu dhawaan ku baaqay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.
Guddiga ayaa kulankii ugu horeeyay la yeeshay wakiilo ka socda Ururada Bulshada Rayadka ah.
Kulanka ayaa intii uu socday waxaa ay dhinacyadu yeesheen aragti wadaag balaaran, kaas oo ku qotoma sidii looga miro dhalin lahaa Gogosha Qaran.
Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan iclaamiyay in la qabandoono gogol qaran, taas oo looga tashanayo sidii loogu midoobi lahaa arrimaha masiiriga ah, sida Dagaalka Khawaarijta iyo arrimaha siyaasadda.May be an image of 9 people, lighting and daisMay be an image of 4 people, people studying, dais and textMay be an image of 2 people, glasses, dais and newsroomMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 2 people and dais
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -