HomeCiyaarahaHal arrin oo Bruno Fernandes ka hor taagan inuu ku biiro Al...

Hal arrin oo Bruno Fernandes ka hor taagan inuu ku biiro Al Hilal oo la ogaaday

XIGASHO LAACIB.NET

Kabtanka Manchester United Bruno Fernandes ayaa la soo sheegayaa inuu si dhab ah uga fiirsanayo dalab qaali ah oo kaga yimid kooxda Al-Hilal ee dalka Sacuudi Carabiya.

Heshiiskan ayaa lagu qiimeeyay ku dhawaad £100 milyan, iyadoo mushaarkiisuna dhaafi doono £1 milyan toddobaadkii, taasoo ka dhigaysa mid ka mid ah ciyaartoyda ugu mushaharka badan caalamka.

Si kastaba ha ahaatee, inkasta oo dalabka dhaqaale uu yahay mid soo jiidasho leh, hadana wararka ayaa sheegaya in qoyskiisa uusan weli ku qanacsanayn in ay u guuraan Sacuudi Carabiya, taasoo caqabad ku noqotay go’aanka uu qaadanayo.

Kooxda Al-Hilal waxay xiiseyneysey saxiixa Bruno Fernandes tan iyo bishii Janaayo, xilligaas oo uu diiday dalab hore isagoo muujiyay daacadnimo uu u hayo Manchester United iyo rajo uu ka qabo inuu guulo ka gaaro tartamada Yurub.Increasingly Confident'—Man Utd Handed Bruno Fernandes Transfer Twist

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -