HomeWarkiiHogaamiye Firdhiye oo Muqdisho si weyn loogu soo dhaweeyay+SAWIRRO

Hogaamiye Firdhiye oo Muqdisho si weyn loogu soo dhaweeyay+SAWIRRO

Wasiiro ka tirsan XFS, Mas’uuliyiin iyo qeybaha bulshada ayaa ku soo dhaweeyay hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye) garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.
Hogaamiye Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa imaatinkiisa magaalada Muqdisho uga qayb galaya Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo uu ku casuumay Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud, shirkaas oo lagu wado Villa Soomaaliya ka dhacayo shanta bishaan May ee 2025.May be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 5 people, dais and textMay be an image of 1 person, crowd and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 8 peopleMay be an image of 8 people, dais and text that says "A"May be an image of 3 people and daisMay be an image of 3 people, dais and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -