HomeWarkiiIsbitaalka Ciidanka Booliska oo lagu kordhiyay mashruucyo cusub+SAWIRRO

Isbitaalka Ciidanka Booliska oo lagu kordhiyay mashruucyo cusub+SAWIRRO

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa xarigga ka jaray Dhismaha Shaybaarka, Keydka Daawada iyo Soolarka Cadceeda ku shaqeeya oo lagu kordhiyey Isbitaalka Ciidanka Booliska ee Madiina.

Dhismayaasha cusub ee lagu kordhiyey Isbitaalkaan iyo xarumaha kale ee ay leeyihiin Ciidanka Booliska ayuu Taliyuhu amray hirgelintooda kadib markii uu arkay baahida loo qabo, waana nidaam iskutashi oo qeyb weyn ka qaadanayo daboolida baahiyihii jiray.
No photo description available.May be an image of 18 people, hospital and text that says "MED * c ΑΟΙΝΑ! HOSPIFA Α CAL AL MADINA ١ HOSPITAL XARIG JARKA QAYBAHA< 养 夏缩斯 202 Mad"May be an image of 6 peopleMay be an image of 4 peopleMay be an image of hospital and textMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of textMay be an image of text that says "asa arsa aksa"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -