HomeWarkiiKooxda MCC oo ku guuleysatay Horyaalka kubada cagta Somalia

Kooxda MCC oo ku guuleysatay Horyaalka kubada cagta Somalia

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Kooxda MCC ee kubada cagta heerka koowaad ee Somalia ayaa galabta waxay xaqiijiyeen inay ku guuleysteen Horyaalka Somalia kadib markii ay ka adkaadeen kulankii ay galabta ay la ciyaareen kooxda Raadsan.

Kulanka Galabta Kooxda MCC waxay ku  badisay 3-0 taasoo u suuragalisay inay dhibcihii ku filnaa ku qaadaan horyaal xili kulan kale uu uga harsan yahay horyaalka.

Kooxda ayaa gaabta u dabaa degtayHoryaalka Somali National League sanadka 2024/2025.

XAFIISKA WARARKA CIYAARAHA
DAYNIILE.COM

May be an image of 12 people, people playing American football, people playing basketball, people playing football and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -