HomeWarkiiKooxo hubeysan oo Askari Kenyaan ah ku diley ismaamulka magaalada Nakuru

Kooxo hubeysan oo Askari Kenyaan ah ku diley ismaamulka magaalada Nakuru

Wararka ka imaanaya dalka Kenya ayaa sheegaya in kooxo hubysani weerar xooggan ku qaadeen ciidamo Boooliisk Kenyaati ah kuwaasoo ku sugnaa Deegaanka Freehold ee magaalada Nakuru.
Sedexdaan Booliis ah oo roondo ku jiray ayaa la soo sheegayaa in weerar kadis ah kooxahaani hubeysani ku qaadeen taasoo keentay in mid ka mid ah askarta uu dhinto halka labada kalana dhaawacyo ay soo gaareen.
Askariga dhintay waxaa la sheegay in dhaawac ahaan loo geeyay isbitaalka halkaasna uu ku dhintay.
Taliyaha ciidamada Booliiska Bariga Ismaamulka Nakuru ayaa warbaahinta u xaqiijiyay jiriraanka weerarkaani iyo waliba dhimashada halka askari,taliyaha wuxuu intaasi ku daray in baaritaano ay Dowladu wado.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIKLE.COM 
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -