HomeWarkiiLafta-gareen oo booqday furimaha dagaalka+SAWIRRO

Lafta-gareen oo booqday furimaha dagaalka+SAWIRRO

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa booqday furimaha hore ee dagaalka si uu ugu dhiirrigeliyo ciidamada qalabka sida ee halkaas ugu sugan halganka Dagaal ee Dalka lagaga Xureynayo Khawaarijta.
Madaxweynaha ayaa kulan gaar ah la yeeshay saraakiisha hoggaanka ciidamada, isagoo warbixin ka dhageystay xaaladda amni, guulaha laga gaaray dagaalka, iyo caqabadaha jira, isagoo uga mahadceliyay Ciidamada geesinimada iyo naf-hurnimada ay u muujiyeen difaaca dalka.
Booqashada Madaxweyne Laftagareen ee Furimaha Dagaalka ayaa ah mid niyad-dhis ah oo muujineysa sida ay Dowladda Koonfur Galbeed uga go’an tahay Difaaca Dalka iyo Daryeelka Ciidamada Naftooda uhurey Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed.Gali būti 7 žmonės, džipas ir tekstas vaizdasGali būti 3 žmonės vaizdasGali būti 7 žmonės ir raganosis vaizdasGali būti 10 žmonių ir tekstas vaizdasGali būti 3 žmonės vaizdasGali būti 5 žmonės ir raganosis vaizdasGali būti 4 žmonės vaizdasGali būti 2 žmonės vaizdasGali būti 1 asmuo, raganosis ir tekstas vaizdasGali būti 2 žmonės vaizdasGali būti 2 žmonės vaizdasGali būti 5 žmonės vaizdasGali būti 8 žmonės vaizdasGali būti 3 žmonės vaizdasGali būti 3 žmonės vaizdasGali būti 8 žmonės, džipas ir tekstas vaizdasGali būti 10 žmonių vaizdasGali būti 4 žmonės ir tekstas vaizdasGali būti 8 žmonės vaizdas
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -