HomeWarkiiMaamulka Hirshabelle oo si weyn u beeniyay war ka soo baxay Dowlada...

Maamulka Hirshabelle oo si weyn u beeniyay war ka soo baxay Dowlada Somalia

Maamulka Hirshabeelle ayaa si weyn u beeniyay war dhawaan ka soo baxay mid ka mida Hay’adaha Dowlada Somalia.

Maamulka Hirshabelle wuxuu gabi ahaanba beeniyay qiimeynta saboolnimada ee  Hay’adda Tirakoobka Qaranka.May be an image of 1 person and text that says "COEENENE 性 ムデ&Lビ及 MADAXTOOYADA Sisnatele OWLADDA HIRSHABEELLE oo GANAFKA KU DHUFATAY SABOOLNIMADA EE HAY'ADDA TIRAKOOBKA QARANKA "HIIRAAN IYO SHABEELLADA DHEXE WAA HODAN WAXANA AY CAAN KU YIHIIN BEERO, XOOLO IYO KALLUUN IN HAY'ADDA TIRAKOOBKA QARANKA AY KU QIIMEYSO GOBALLADA SOOMAALIYA UGU FAQRISAN WAA AYAAN-DARRO AYAAN- -DARRO WAXANA AY CADDEYN U TAHAY INAY LA SOCON SOOYAALKA SOOMAALIYA. LABADAN GOBAL WAXA AY AHAAYEEN DAMBIISHA SOOMAALIYA LAGA QUUDIN JIRAY WAANA XOG-URUURIN KA FOG XAQIIQDA oo LA MALA'AWAALAY." AGAASIMAHA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA BULSHADA MADAXTOOYADDA DOWLADDA HIRSHABEELLE MAXAMED SHUURIYE NUUR"

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -