HomeWarkiiMadaxweynaha oo lagu eedeeyay inuu burburiyay Golaha Wadatashiga.

Madaxweynaha oo lagu eedeeyay inuu burburiyay Golaha Wadatashiga.

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Xildhibaan Cabdulaahi Carab oo ka mida baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh inuu burburiyay Golihii Wadatashiga Qaranka.
“Golihii wada-tashiga qaran wuu bur-burey sababtoo ah waxaa Xisbiga Madaxweynaha lagu qasbay qaar kamid ah madaxda Maamul goboleedyada  kuwaasoo mudo xileedkooda dhamaaday”ayuu yiri Xildhibaan Carab
Xildhibaan Carab wuxuu sidoo kale sheegay in hadda kaddib arimaha dalka lagala tashan doonaa saamileyda siyaasadda sida maamulada Puntland ,Jubbaland,iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka.
Xildhibaanka wuxuu meesha ka saaray maamulada xisbiga ku biirey  in hada kadib lagala tashado masiirka dalka madaama ay ku milmeen madaxtooyada.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMMay be an image of 1 person, beard and dais
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -