HomeWarkiiMadaxweyne Xigeenka Jubaland muxuu kala hadlay maamulka Madhera

Madaxweyne Xigeenka Jubaland muxuu kala hadlay maamulka Madhera

MANDHERA (DAYNIILE.COM)-Maxamuud Sayid Aadan oo ah Madaxweyne xigeenka Maamulak sharci ahaanshihiisa la isku haysto ee Jubaland ayaa la soo sheegayaa inuu kulan la yeeshay Gudoomiyaha Magaalada Mandhera.

Labada Masuul ayaa ka wada hadlay xadka Kenya iyo Somalia amnigiisa iyo xaalka isku socodka labada dal.

Maxamuud Sayid Aadan wuxuu ka codsaday Gudoomiyaha Mandhera inuu kala shaqeeyo sidii xad labada dhinac loogu isticmaali lahaa hab nabad-gelyo marka ganacsiga labada shucuub sida isu socodka labada shucuub.

Kulanka masuuliyiintaan ayaa ku soo aadaya xili maalmihii ugu dambeeyay Maxamuud Sayid Aadan uu ku sgnaa Magaalada Balad-xaawo duleedka dhanka xadka xili ay xurguf ka dhexeyos Dowlada Somalia iyo Maamulka Jubaland xili laga cabsi qabo inay Magaalada ku dagaalamaan.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -