HomeWarkiiMasuuliyiin ka tirsan Dowlada oo maanta dhagax digay dhismaha waddo dhexmarta sedex...

Masuuliyiin ka tirsan Dowlada oo maanta dhagax digay dhismaha waddo dhexmarta sedex degmo oo Muqdisho ka tirsan+SAWIRRO

Muqdisho, 18 Maajo, 2025:– Ra’iisul Wasaare ku xigeenka labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo uu wehliyo Guddoomiyaha gobolka Banaadir, Ahna Duqa Muqdisho, Mudane Maxamed Axmed Amiir ayaa Dhagax-dhigay dhismaha waddada Nasiib Buundo ee marta degmooyinka Warta-Nabadda, Boondheere ilaa Shibis.

“Waddo markii la dhiso waxaa lagama maarmaan ah in loo sameeyo goobo biyo mareen ah haddii kale siima jireyso waddadaas, guddoomiyaasha degmooyinka waxaan farayaa in ay tallaabo ka qaadaan dadka ku dheelaya nadaafadda waddooyinka”. Ayuu yiri Ra’iisul Wasaare ku xigeenka.

Ra’iisul Wasaare ku xigeen Jibriil ayaa maamulka gobolka ku boogaadiyay in xoogga uu saaro dhismaha waddooyinka hal bowlaha ah ee Magaalada Muqdisho, oo ahmiyad weyn u leh shacabka caasimadda, waxa uuna shacabka kula dar-daarmay in ay ka qeyb qaataan nadaafadda iyo bilicda waddooyinka.
-Dhammaad-May be an image of 9 peopleMay be an image of text that says "GEAHAADIR G.BANAADIR MAA MUNAASABADDA DHAGAXDHIGGA WADDADA NASIIB BUUNDO EE DEGMOOYINKA WARTA NABADDA, BOONDHEERE IYO SHIBIS 田 Buruuj CRobLEstole Constructior Constri RealEstate state 18, Vay, May,2025 2025 8 Wadada Nasiib buundo NAGAAD ไมย้ไ ไ่ sei"No description available.May be an image of 4 people and textMay be an image of 6 people and daisMay be an image of 1 person, dais and text that says "G.BANAADIR JNAASABADDA [ DEGMOOYINKA de0o い GGA GGA m ODA ODA DA ND"
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -