HomeWarkiiMaxaa ka jira in ciidamada Turkey dagaal toos ah ku qaadayaan Alshabaab-ka...

Maxaa ka jira in ciidamada Turkey dagaal toos ah ku qaadayaan Alshabaab-ka Somalia

ISTANBUL (DAYNIILE.COM)-Shir Istanbul ka dhacay oo ay yeesheen Golaha amaanka Dalka turkiga ayaa la soo sheegayaa in looga hadlay sidii ay caawi,aad muuqata oo amni u siin lahaayeen dowlada Soomaaliya oo dagaalo adag kula jirta kooxda Alshabaab.

Wararka shirkaasi ku saabnsan waxay sheegayaan inay aqbaleen in ciidamo kooban ay u diraan Somalia si ay safka dagaalka ugu wehliyaan ciidamada Dowlada Somalia oo ayna ciidamada Turkey dagaala toos ku qaadi doonaan Alshabaab.

Bilihii ugu danbeeyay ayaa dhowr mar warbaahintu soo hadal qaadeen warar nuucan ah kadib safaradii ugu dambeeyay ee Madaxwenaha Somalai Xasan sheekh uu ku tagay dalka Turkey islamarkaana kulamo la soo qaaday madaxweynaha Tukey.

Waraahinta inta badan waxay markaasi shaaciyeen in xasan sheekh weydiistay dhigiisa in Dowladiisa laga kaalmeeyo siduu uu uga adkaan lagaa Alshabaab-ka Somalia dhibaatada ku heya.

Wararka u dambeeya waxay hada sheegayaan in Turkigu cidamo aan badaneyn soo diri doono si ay dagaalka toos ugu lug yeeshaan si iyaguna danhooda somalia u difaacdaan dhanka kalana u caawiyaan Dowlada Somlia.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -