HomeWarkiiMilateriga Somalia oo howlgal ka fuliyay inta u dhaxeysa Xudur iyo...

Milateriga Somalia oo howlgal ka fuliyay inta u dhaxeysa Xudur iyo tuulada Ceel-Garas

Milateriga Somalia gaar ahaan Guutada 9-aad ayaa maanta howlgal ka fuliyay wadada isku xirta Magaalada Xudur iyo deegaanka Ceel-Garas oo dhanka bari kaga beegan magaalada Xudur ee gobolka Bakool qiyaastii 40km.
Ujeedka howlgalka ayay saraakiishu ku sheegeen mid lagu xaqiijinayay amniga dadka iyo gaadiidka isaga dhex gooshaya Xudur iyo ceel-garas.
Sarkaalka Xasan Cali Nuur oo howlgalka hogaaminayay ayaa warbaahina wuxuu u sheegay inay howlgalka ka gaareen guul ayna nadiifiyeen wadada ay ka howlgaleen maanta.
Xasan Cali Nuur wuxuu intaasi ku daray inay inay ciidamadu sii laba jibaari doonaan howlglada nuucaan ah ee Alshabaab ka dhanka ah.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
May be an image of 8 people and rhinocerosMay be an image of 3 peopleMay be an image of 3 people, tree and grassMay be an image of 5 people, cheetah and grassMay be an image of 1 person and rhinocerosMay be an image of 3 people, tree and road
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -