Siyaasiyiinta Mucaaradka ayaa goor dhaw faafiyay warsaxafadeed ka dhan ah Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh oo ay ku eedeeyeen in gogoshii uu dhigay uu xagal daacinayo islamarkaana uusan daacad ka ahayn gogol si rasmi ah looga hadlayo masiirka umada Somaliyeed.
Warsaxaafadeedka ayaa sidan u qornaa:-
Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed waxay mar walba u taagan tahay midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed.