HomeWarkiiMuxuu yahay kulanka muhiimka ah ee Maanta Muqdisho ay ku qabatay Hay’adda...

Muxuu yahay kulanka muhiimka ah ee Maanta Muqdisho ay ku qabatay Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka

Muqdisho, Soomaaliya – 17 May 2025 – Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad wacyigelin iyo tababar farsamo isugu jirta oo lagu xusay Maalinta Aqbalaadda Caalamiga ah (Universal Acceptance Day), taas oo diiradda saareysa aqbalidda magacyada domain-ka, ciwaanada iimaylka ee caalamiga ah (EAI), iyo hababka barnaamijyada aan ku salaysnayn farta Laatiinka, iyadoo sanadkan hal-ku-dhigga ahaa “Kobcinta Ka-qaybgalka Dhijitaalka ee loo dhan yahay.”
Munaasabaddan ayaa waxaa isugu yimid mas’uuliyiin iyo xirfadlayaal ka tirsan dowladda, hay’adaha horumarinta, bahda waxbarashada, shirkadaha isgaarsiinta, bixiyeyaasha adeegyada internet-ka, shirkadaha teknoolojiyadda, iyo urrada bulshada si ay uga wadahadlaan sida Aqbalaadda Caalamiga ah uga qayb qaadan karto dhismaha internet furan oo ay dhammaan bulshada Soomaaliyeed ka faa’iideysan karaan.
Maareeye Ku-xigeenka ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane Axmed Cali Salaad, oo munaasabadda furay, ayaa xusay muhiimadda ay leedahay Aqbalaadda Caalamiga ah, gaar ahaan doorka ay ku leedahay hannaanka isbeddelka dhijitaalka ah ee dalkeenna iyo sidii loo heli lahaa adeegyo internet ah oo loo siman yahay. Isagoo yiri:
Munaasabadda ayaa ka koobnayd soo bandhigyo farsamo iyo tababarro toos ah, iyadoo diiradda lagu saaray mowduucyo ay kamid yihiin Magacyada Domain-ka ee Caalamiga ah (IDNs), Ciwaanada Iimaylka ee Caalamiga ah (EAI), iyo hababka barnaamijyada lagu diyaariyo si loo dhiso mareego iyo barnaamijyo (websites and applications) u hoggaansan heerarka Aqbalaadda Caalamiga ah.May be an image of ‎2 people, dais and ‎text that says "‎Open Hada Sseic SN SS Somali IC tien enter Ma ICANN Il*.*/ NCA ** IIVNPIN OMTEMTdAN MTdAN שוא 6ል SONIC SEE MUNAASABADDA MAALINTA AQBALAADDA CAALAMIGAAH AH Mowduuca Sannadka: Kobcinta Horumarka Dhijitaalka Loo dhanyahay‎"‎‎May be an image of ‎1 person, dais and ‎text that says "‎S Sor Somali Network SomaliNetwork SomaliNetworkIn In لدیة لمعاومات SeHIC tation Center S NIC المركر Maamulk net-ka -ka MUNAASABA Mowduu /*.*/ ידדות LADay eNneende ธบง NCA M) MIA FJAZTR JA 7EEP A PAL SONIC عسسقه ICANN MUNAASABADDA MAALINTA AQBALAADDA CAALAMIGA AH Mowduuca Sannadka: Kobcinta Horumarka Dhijitaalka Loo dhanyahay‎"‎‎May be an image of 6 people, dais and text that says "VIP PoaA ib deni cosaka SONIC ಮಾನ _ ခလ- ICANN Uaoл» Hana AemndAN tamTidaN NCA MUNAASABADDA MAALINTA AQBALAADDA CAALAMIGA AH Mowduuca Sannadka: Kobcinta Horumarka Dhijitaalka Loo dhanyahay"May be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and textMay be an image of ‎7 people, dais and ‎text that says "‎四口 SONIC းသသာ ICANN //*.*/ NCA מנח ETTdAN MUNAASABADDA MAALINTA AQBALAADDA CAALAMIGA AH Mowduuca Sannadka: Kobcinta Horumarka Dhijitaalka Loo dhanyahay‎"‎‎May be an image of 8 people, people studying, dais and textMay be an image of ‎6 people, dais and ‎text that says "‎福 PALACSHOTEL ココ SONIC ا ICANN 415erTV1444N I/*.*/ NA MUNAASABADDA MAALINTA AQBALAADDA CAALAMIGA AH Mowduuca Sannadka: Kobcinta Horumarka Dhijitaalka Loo dhanyahay‎"‎‎May be an image of 7 people, people studying, dais and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -