HomeCiyaarahaPep Guardiola oo ka hadlay fursadaha kooxdiisa ay ugu soo bixi karto...

Pep Guardiola oo ka hadlay fursadaha kooxdiisa ay ugu soo bixi karto Champions League xilli ciyaareedka dambe

XIGASHO LAACIB.NET

Pep Guardiola ayaa ka hadlay kooxaha Premier League-ga ee u dagaallamaya boosaska Champions League.

Newcastle waxay ku guuleysatay English League Cup, Liverpool waxay qaaday horyaalka Premier League, halka Manchester City ay ku guuleysatay English Super Cup. Kooxaha kale waxba ma aysan qaadin…

“Waxaan si fiican u ciyaarnay final-ka [FA Cup]. waan ku fashilmanay inaan ku guuleysano, balse weli labo kulan ayaa noo haray horyaalka.

“Waxaan u baahan-nahay afar dhibcood si aan ugu soo baxno Champions League. Taasi waa wax aan sameyn karno, qof walbana waa inuu taas fahmaa,” ayuu yiri tababaraha Manchester City.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -