HomeCiyaarahaPSG oo u soo baxday Fiinaalaha Champions League

PSG oo u soo baxday Fiinaalaha Champions League

Kooxda PSG ee ka dhisan Dalka Faransiiska ayaa  u soo baxday Fiinaalaha Champions League kadib markii ay xalay ka adkaatay kooxda Arsenal ee Dalka England.

PSG waxay ku adkaatay 2-1 waana lugta labaad oo ay iska hor imaadaan,lugtii hore isla PSG ayaa 1-0 ku badisay taasoo ka dhigan in Arsenal labada jeer laga badiyay.

Kooxda Inter ayaa habeen hore iyadana usoo baxday fiinaalaha markii ay 3-2 uga badiyeen Barcelona.

Si kaataba Fiinaalka waxaa iska hor iman doona kooxaha Inter iyo PSG.

XAFIISKA WARARKA CIYAARAHA 

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -