HomeWarkiiSafiirka Somalia ee Dalka Indonesia oo laga gudoomay waraaqaha aqoonsiga+SAWIRRO

Safiirka Somalia ee Dalka Indonesia oo laga gudoomay waraaqaha aqoonsiga+SAWIRRO

Danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dalka Indonesia Dr. Faysal Axmed Salaad, ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ku wareejiyey Madaxweynaha dalkaas Md Prabowo, waxaana uu Madaxweynaha ugu hambalyeeyay danjire Feysal inuu noqday Danjirihii ugu horreeyay ee laga gudoomo muddo usbuuc ka yar oo uu joogay Waddanka, taasoo ka dhigan muhiimadda Xiriirka Diblomaasiyadeed ee labada dal.
Danjire Dr. Faysal Axmed Salaad ayaa uga mahad celiyay Madaxweynaha iyo Dawladda Indonesia soo dhaweynta heerka sare leh ee loo sameeyey, waxaana uu salaam diirran ka gaarsiiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ballan qaaday inuu ka shaqeyn doono sare u qaadista xiriirka labada dal.
May be an image of 3 people, the Oval Office, dais and textMay be an image of 5 people and the Tomb of the Unknown SoldierMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 3 people and daisMay be an image of 11 people, dais and the Oval Office
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -