HomeWarkiiQaramada Midoobay oo ku baaqday qarash degdeg ah oo lagu maalgeliyo howlgalka...

Qaramada Midoobay oo ku baaqday qarash degdeg ah oo lagu maalgeliyo howlgalka AUSSOM.

NEW YORK (DAYNIILE.COM)-Hay’ada Qaramada Midoobe ayaa si degdeg ah waxay u dalbatay qarash lagu sii wado howlgalka nabad ilaalinta Somalia ee AUSSOM.

Qaramada Midoobe waxay ku baaqday in la helo lacag dan 41.6  Milyan Dolar oo lagu maal geliyo  howlgalka cusub ee Midowga Afrika (AUSSOM) kaasoo tan iyo sanadkaan suu u dhashay loo waysan yahay dhaqaale shaqada lagu wado.

Baaqaan ayaa ku soo aadaya xilli Golaha Ammaanka ee QM uu shalay yeeshay kulan gaar ahaa kaasoo looga hadlayay dhaqaale yari halis gelinaysa howlgalka Midowga Afrika ee Somalia.

War ka soo baxay qaramada Midoobe ayaa lagu sheegay inay jirto qatar weyn hadii la helin qarashaadka how;lgalka cusub ee AUSOM xili amniga Somali uu hada liito waa sida ay warka u dhigeen.

Dooda qarsh raadintaan waxay imaaneysaa xili  bishii December 2024-kii Qaramada Midoobe meel marisay qaraar tirsigiisu ahaa 2767 kaasoo dhigayay in sanadka cusub l2025-ka aan hada ku jirno laga guuro howlgalkii hore ee ATMIS loona guuro howlgalka cusub ee AUSSOM kaasoo dalal cusub ay ka soo muuqanayaan sida Masar.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -