HomeWarkiiQarax Muqdisho ka dhacay iyo khasaaraha ka dhashay

Qarax Muqdisho ka dhacay iyo khasaaraha ka dhashay

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Qarax miino ayaa galabta qorax dhicii wuxuu ka dhacay Degmada Kaxda ee Magaalada Muqdisho gaar ahaana dalcada.

Wararka ayaa tilmaamaya in qaraxa uu si gaa ah  uga dhacay goob dhalinyaradu sawirada ku galaan halkaasoo ay buuxeen dhalinyaro badan xiliga qaraxu dhacayay.

Afar ruux ayaa ku dhaawacmay inta la ogyahay kuwaasoo loola cararay goobaha caafimaadka,sida goobtu saxmad u ahayd khasaarihu umu badnayn.

Maaha markii ugu horeysay oo qarax lala eegto Degmada Kaxda gaar ahaa  dalcada halka loo yaqaan oo dhalinyaradu u tagaan sidii ay sawiro isaga qaadi lahaayeen.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -