HomeWarkiiQM oo war ka soo saartay roobab dhimasho iyo barakac geystay oo...

QM oo war ka soo saartay roobab dhimasho iyo barakac geystay oo ka da’ay Jowar iyo Gaalkacyo

Hay’ada Qaramada Midoobe ayaa ka hadashay roobab iyo fatahaad wabio oo ka dhacay Maamul Goboleedyada Soomaaliya qaarkood sida Hirshabelle iyo Gal-mudug kuwaasoo saameyn ku yeeshay kumanaan dad ah.

Daadad ka dhashay roobabkaasi iyo wabiga oo soo baxsaday ayaa sababay barakac ,dhimasho iyo dhaawac intaba sida ay cadeysay Hay’adda arrimaha bani’aadannimada u qaabilsan Qaramada Midoobay ee OCHA.

Hay’ada OCHA waxay shaacisay inay daadadku ay saameyn ku yeesheen in ka badan 45,000 oo qof .

Roobabkaani waxaa ku dhintay  afar ruux oo intooda badana caruur yihiin tan iyo 15-kii April sida ay sheegtay Hay’ada OCHA.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -