HomeWarkiiRa'iisul wasaaraha Pakistan oo si kulul uga hadlay weerarka India kaga yimid

Ra’iisul wasaaraha Pakistan oo si kulul uga hadlay weerarka India kaga yimid

Ra’iisul wasaaraha Pakistan Sharif ayaa sheegay in Hindiya ay la kulmi doonto cawaaqibka ka dhalan kara si uu ula hadlo qaranka
Shariif ayaa shacabka Pakistan u jeediyay qudbad laga sii daayay TV-ga dalkaasi wax yar kadib markii uu ka qeyb galay aaska Irtaza Cabbaas oo 7 sano jir ah oo lagu dilay weerarkii Hindiya.

“Waxaan go’aansanay inaan ka aargudan doono dhiigga shuhadadayada aan waxba galabsan,” ayuu yiri Shariif.

“Dagaalkii caadiga ahaa ee xalay, waxaan caddaynay in Pakistan ay ka adkaatay.” ayuu mar kale yiri

Sharif ayaa sidoo kale carabka ku adkeeyay mowqifka Pakistan ee Kashmir. Sida uu qabo sharciga caalamiga ah, Jammu iyo Kashmir waa dhul lagu muransan yahay waxayna sii ahaan doonaan ilaa inta go’aan laga gaarayo,” ayuu yiri ra’iisul wasaaruhu

. “Si kasta oo ay tahay inta go’aannada hal dhinac ah ee Hindiya qaadato, ma beddeli karto xaqiiqada.”‘

SOURCE ALJAZEERA
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COMPakistan PM Sharif terms Indian strikes on terror targets as 'act of war', vows to respond - The Tribune

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -