HomeWarkiiRa’iisul Wasaare ku xigeenka Labaad oo daah-furey wajiga labaad ee mashruuca baxnaano+sAWIRRO

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Labaad oo daah-furey wajiga labaad ee mashruuca baxnaano+sAWIRRO

Muqdisho, 17 Maajo, 2025:–Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi oo daahfuray wajiga labaad ee mashruuca Baxnaano ee daryeelka bulshada ayaa sheegay in mashruucaani uu caawiyo dadka danyarta ah wajigiisa koowaadna uu guul ku soo dhammaaday.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ayaa bogaadiyay guulihii uu xaqiijiyey masharuucan muddadii shanta sano ahayd ee uu shaqaynayey, waxa uuna faray hay’adaha ku shaqada leh in la dardargeliyo fulinta wajiga labaad, isaga oo ka mahadceliyey dadaalka la galiyey, si uu miradhal u noqdo.
Barnaamijka Baxnaano ayaa wajigiisa koowaad waxaa uu socday intii u dhexeysay 2019 ilaa 2024, waxaana ka faa’iideystay dad gaaraya 1.3 Milyan oo reer guuraa u badan, sida ay sheegtay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo u xilsaaran fulintiisa.May be an image of 1 person, dais and text that says "d d EHO Hote"May be an image of 4 people and daisMay be an image of 10 people, suit, dais and weddingMay be an image of 1 person, newsroom, dais and text that says "d (d d"May be an image of 5 people and daisMay be an image of 3 people, dais and weddingMay be an image of 3 people, dais and textMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 3 people, suit, lighting, dais and textMay be an image of 4 people
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -