HomeWarkiiRa'iisulwasaare xigeenka 2-aad " Helitaanka aqoonsiga Qaranku waa  xaq dastuuri ah"

Ra’iisulwasaare xigeenka 2-aad ” Helitaanka aqoonsiga Qaranku waa  xaq dastuuri ah”

Muqdisho, Arbaco, 07 Maajo 2025: – Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa sheegay in helitaanka aqoonsiga Qaranku uu yahay xaq dastuuri ah oo muwaadinka u fududeynaya shaqooyinka iyo adeegga uu u baahan yahay.
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo daah-furay adeegga kaabayaasha dhijitaalka ee Hey’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka ee (NIRA), ayaa xusay in hannaankani uu yahay mid sugan, oo u fududeynaya muwaadinku in uu si fudud ku helo aqoonsiga Qaranka.May be an image of 1 person, dais and text that says '中米 MJAZEERA PALAC F) JAZEERA PALACEHOTEL HOTEL'May be an image of 4 people and daisMay be an image of 7 people and daisMay be an image of 3 people and people studyingMay be an image of 4 people, dais and textMay be an image of 3 people, people studying, dais and text that says 'AZEERA PALACE ALACE 10T CHOTEL AZEERA TEL တါ'
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -